Qubanaha

Kenya:Halista Al-shabaab awgeed waxaaa muhiim ah in la kordhiyo AMISOM.
M/weyne ku xigeenka wadanka Kenya William Ruto oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah wadamada Africa ayaa waxaa uu ka dalbaday ururka midawga Africa inay kordhiyaan tirada ciidamada AMISOM ee Soomaaliya hawlgalada ka wada.

William Ruto waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay hadda u baahantahay  taageero ka kooban dhinacyada amaanka iyo siyaasadda waxaana uu sheegay iyadoo ay jirto halis sii kordhaysa oo ay Al-Shabab ku hayaan Soomaaliya iyo Kenya ay keenayso baahi ah in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM si ay meesha halistaas looga baxo.

In Soomaaliya la nabadeeyo ayuu M/weyne ku xigeenku sheegay inay dawladiisu ahmiyad u leedahay isla markaanaay keenayso in qaxootiga faraha badan ee Soomaalida ah ee Kenya ku nool dib dalkooda loogu soo celiyo.

“Waxaan u baahanahay in Soomaaliya si buuxda loo nabadeeyo sabababtoo ah amaan darida Soomaaliya  Kenya ddhibaato ayay ku tahay’ ayuu yiri William Ruto M/weyne ku xigeenka Kenya.

Kenya oo ciiidamadeeda  qeyb ka yihiin howlgalka AMISOM dhawr jeer ayay dalbatay in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM.

Dowalada Soomaaliya oo mowqif adag is ka taagtay Arimaha Gobolada.(Warsaxaafdeed)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho.

Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu go’aamiyey shirkii madaxda wadamada ku bahoobay IGAD ay ku yeesheen 3-dii Maajo magaalada Addis-Ababa, waxaana u jeedka waftigaan uu yahay sidii ay war bixin uga diyaarin lahaayeen arrimaha gobolada Jubooyinka.

Ugu horayntii Eng. Maxbuubu Macalim oo ah xoogyaha guud ee urur goboleedka IGAD oo waftiga hogaaminaya ayaa ka war bixiyey u jeedka socdaalkooda ay ku yimaadeen magaalda Muqdisho.

“Sidaan la socono Soomaaliya waxay xubin muhiim ah ka tahay IGAD, waxaana loo asaasay ururkan arrimaha horumarka dalalka ku bahobay dalada IGAD, imaatinkayguna wuxuu jawaab u yahay dalabkii madaxweynayaasha IGAD ee shirkoodii aan caadiga ahayn ee ay ku yeesheen magaalda Adis-Ababa horaanta bishaan. Ilaa iyo intii aan soo gaarnay Muqdisho waxaan kulamo la yeelanay bulshada qaybaheeda kala duwan, waxaase muhiimad gaar ah noo leh kulankaan aan la qaadanayno Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda FS” ayuu yiri Eng, Maxbuub

dhanka kale Wasiirka Warfaafinta oo qayb ka ahaa kulankii maanta ayaa sheegay in ay dowladu u gudbisay gudiga ka socda wadamada IGAD mowqifkeeda ku aadan xasilinta dalka iyo maamul u samaynta gobolada, dowladuna ku salaynayso qorshaheeda war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii 21-aad ee ay isugu yimimaadeen madaxweynayaasha urur gobleedka IGAD oo ka dhacay magaalada Adis-Abab 3-da May.

Ugu danbayntii shirkaan ayaa waxaa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan iyadoo xubnaha ka socday ururka IGAD ay sheegeen inay markasta diyaar u yihiin inay tixgalinayaa dastuurka dalka ayna ilaalinayaan midnimada Soomaaliya.

C/raxman Badiyow:Xalka Kismaayo waa wada hadal.
Marna kuma fikirin in xaaladda Kismaayo soo gaareyso heerka ay manta joogto iyo khilaafka ay kusoo kordhisay siyaasadda Somaaliya. Somaalidii waxey u qaybsantay kuwa kala taageersan maamullada kala duwan ee looga dhawaaqay Kismaayo iyo kuwa raacsan qaabka dawladda federaalku u rabto in loo sameeyo maamulka. Xaaladda Kismaayo kama miirna heeb-wacasho iyo qabyaalad siyaasadeysan. Sidoo kale, kama maqna danaha dawladaha dariska ah iyo kuwa caalami ah.

23 sano ka dib markii Somaaliya usoo iftiintay dawladnimadu oo ay yeelatay dawlad rasmi ah oo la aqoonsanyahay, lagana taageersanyahay  caalamka,  inaan dhaqankii khilaafadka iyo is-riix-riixa welli ku soconno waa nasiib daro weyn. Waxaa intaas dheer, welli dhallinyaradii Hubeysneed albaabka ayey ka taaganyihiin Kismayo, ciidamo ajnabi ahna waxey gacanta ku hayaan nadabgelyada qaranka.  Nin laashin ku ah shiribka oo magaciisa la yiraahdo “ Roble” ayaa cid usoo martiyay, haseyeeshee, wuxuu uyimiday ciddii oo dhexdeeda ka dirirsan.  Markaas ayuu shirbay wuxuuna yiri: “ idinna waa iska raaracdiin, Roblena waa idin reed rogaa”.

Xalladda Somaaliya waxey mareysaa  meesha Roble sheegay oo welli haddi aan nahay Somaali wa iska raaracnaa. Lakiin ugu yaraan waa inaan ka barmoosnaa dhiig daadin iyo dagaal uxusul duubid. Waxaa lagama maarmaan ah in wada-xaajoog la bilaabo, dalku dadka oo dhan ayuu ku filanyahay ee qaab loogu wada noolaado waa in la helaa. Waxey ka bilaabataa kalsooni dhisid, niyad sami, wax-wada la lahaasho iyo wada-tashi  in laga dhigto waddada loo qaadayo xalka.  Waxaan Ilaahey ka baryayaa inuu shacabka Somaaliyeed, gaar ahaan reer Kismaayo tawfiiqda wafajiyo, colaadana ka damiyo.

Difaaca Reer Serbia Ivanovic oo Xalay Chelsea Gacanta ka saaray Koobka Uero Liguae ka dib markii ay ka badiyeen Benfica……………
Kooxda Chelsea oo ka mida koxaha ugu tunka weyn kooxah heerka 1 ee Ingiriiska aya Xalay hantisay Markii ugu Horeysay Koobka Euro Liguae ka dib markii ay 2-1 uga badisy Kulankii Finalka oo ka dhacay garoonka Amisterdam arena ee Dalak Holland Kooxda Benfica ee wadanka Portuqal.

Ciyaartaan oo aheyd mid adag,waxa qeybtii hore Gacan sareeyay Kooxda benfica oo fursado dhowr ah iska lumisay waxaana lagu kala nastay qeybtii Hore 0-0

qeybtii labaad markii la isagu soo noqday Kooxda chelsea waxa ay bilowday inay sameyso isku xir kubadeed ,iyadoo qaaday dhowr weerar oo qatar galiyay Benfica,Waxaana daqiiqadii59  gool qurux badan oo lala dhaafay difaaca iyo Goolhayaha benfica u dhaliyay Chelsea Weeraryahankooda reer isbeyn Toress hase ahaatee daqiiqado ka dib waxaa goolkaasi ka jawaabay Weeraryahanka Paraguay Oscar Cardozo oo rigoore uu helay qalinka ku duugay Daqiiqadii 68aad.

Lamabrad ayaa Birta benfica Garaacay taasoo ka nixisay Taageerayaasha Benfica,waxaana daqiiqadii ugu dambeysay waqtigii dheeriga ee lagu daray Goolka Guusha Chelsea u suurta galiyay Daqiiqadii 93  Difaacooda reer Serbia Branislav Ivanovic kaasoo waran madaxa ah la galiyay KUbada Goolka Benfica iyadoo goolhayuhu aanu haweysan waxaana Ciyaartii ay ku dhamaatay Chelsea oo 2-1 uga badisay Benfica sidaana ku hantisay Markii ugu Horeysay Koobka Europa League.

‘in badan baan tagaeere u ahaa Kooxda Chelsea waana ku faraxsanahay inay is raaciso 2 sano ee ugu dambeeyay 2 koob ee Yurub laga tixgaliyo oo ah Champions liguae vs Euro Liguae 2011-2012 vs 2012-1013,sidoo kale waxaana ku faraxsanahay inay u soo gudbaan xili ciyaareedka soo socda Koobka Champions liguae 2013-2014,iyo Imaanshaha macalinka Caanka ah ee Mourinho oo laguw ado inuu Naadiga Yimaado xili ciyaareedka soo socda’sidaa waxaa yiri axmed Cali cabdulle oo mudo fara badan Tagaeere ua ahaa Kooxda Chelsea ,waxaana uu Intaasi ku daray in Ciyaartoyda Chelsea ay yihiin kuwa wadashaqeyntooda kubadeed wanaagsan atahy ayna siw eyn isagu xiran yihiin

mar uu ka hadalayay Imaanshaha Chelsea Xili ciyaareedka soo socda ee tababare Mourinho waxa uus ehegay inuusan Macalinkaan aanu ku cusbeyn Kooxda oo uu hore u soo leyliyay aqoon fara badana u leeyahay uuna gaarsiin doono heer ka sareeya midka haatan hadii uu yimaado Kooxda Chelsea.

Ugu dambeyntii axmed Cali cabdulle waxa uu hambalyo u diray taageerayaasha Chelsea meel kasta oo ay joogaan Guushii taariikhiga aheyd ee kooxda Chelsea xalay ka gaartay Koobka Euro Liguae 2012-2013

Waxaa Diyaariyay.

Axmed maxamed Cabdulle’Uurdoox’

Uurdoox2011@hotmail.com

Haweyn Nairobi ku shiray oo si adag u canbaareyey Mooshin laga keenay Ra”iisulwasre Saacid .+Vedio

Ma ahan in dhiig dambe ku daato! (Inqaasta Yusuf-Garaad)
Shalay ayaa la shaaciyay in shirkii ka socday Kismaayo uu xilka Madaxwynaha Jubbaland u doortay Axmed Maxamed Islaan. Cid la tartantay ma jirin. Murashixintii xilkaas u taagnaa qaarkood muran ayay geliyeen sida ay doorashadu u dhacday.

In yar ka dib waxaa soo baxay war ah in Barre Hiraale, oo hadda ka hor Wasiir Difaac ahaan jiray, uu isaguna sheegay in loo doortay isla jagadaas.

Dowladda Soomaaliya oo hore ugu tilmaantay shirka Kismaayo in uu sharci darro ku yahay Dastuurka ayaa iyaduna isla shalay Kismaayo u dirtay wafdi ka kooban xildhibaanno iyo Wasiir ku xigeen. Xukuumaddu tallaabadan ayay qaadday inkatsa oo ay baarlamaanka taallo dacwad la doonayo in iyada lagu kala diro.

Sidii in Kismaayo aan intaasi dhib ugu filneyn, ayaa waxaa iyaguna Muqdisho ka hadlay odayaal ku hadlay magac qabiil. Hadda ka hor odayaashu wey hajnabeen, laakiin markan Kenya ayay ku eedeeyeen khatarta ka imaan karta Kismaayo. Puntland iyaduna waxay ka soo saartay dhowr hadal oo ku wajahan xaaladda oo mid ka mid ahi u hambalyeeyay doorashada Axmed Maxamed Islaan.

Waxaas oo dhan waxay dhacayaan iyada oo dowlad iyo shacab Soomaaliyeed midkoodna Kismaayo daafici Karin. Ciidammada dalka deriska ah ee Kenya ayaa berriga Kismaayo Soomaalida is khilaafsan dusha uga ilaaliya. Baddana Soomaalidu kamaba warqabto.

Muqdisho saaka waxaa ka degaya wafdi ka socda IGAD oo xaqiiqo raadis ah. Wuxuu daba joogaa go’aankii Hoggaamiyayaasha dalalka IGAD ay ku gaareen Ethiopia.

Kismaayo waxaa hore loogu daadiyay dhiig badan oo Soomaaliyeed. Waxaan is weydiiyay – Maxaa laga bartay? Dadka naftooda ma waxaa ka qiimo badan dhulka iyo qabka qabiilka iyo qofka?

Maanta oo kale xikmaddu kuma jirto hanjabaad iyo qir iyo qir. Kuma jirto is magacaabid. Kuma jirto in reernimo in la isu bahaysto ee reeraha kale hawada loo mariyo hanjabaad. Kuma jirto in la is moodsiiyo in dad la duudsin karo.

Waxaa ila habboon dadka colaadda hurinaya xagga idaacadaha, websiteyada iyo gaar ahaan Facebook in ay ka dhowrsadaan colaad dad maanta nool laga yaabo in ay ku dhintaan.

Sidoo kale inta aan Kismaayo joogin waxaa habboon in aanay arrinta uga sii darin. Waxaa habboon in, haddii ay karaan, ay gacan ku siiyaan in marka hore dadka gudaha Kismaayo ku sugan ay is qanciyaan.

Waxgaradka faraha badan ee Kismaayo ku sugan oo uu ugu weyn yahay Ra’iisal Wasaarihii hore, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, waxaa la gudboon in ay ka shaqeeyaan marka hore in aan Kismaayo gudaheeda lagu daadin dhiig dambe oo Soomaaliyeed. Kismaayo laba shir kama socon ee hal shir ayaa ka socday.

Dowladda Soomaaliya oo iyadu mas’uul ka ah Somalia Somaaliya oo dhan waa in ay xal deg deg ah u heshaa si aan ammaanku gacanta uga bixin. Taas kuma filna wafdi xildhibaanno ah. Berrina jawaab noqon meyso in la is eedeeyo. Dowladda ayada oo la kaashaneysa cid kasta oo gacan ka geysan karta waa in ay xaqiijisaa in aan la is dilin. Mas’uuliyaddaasi iyada ayay saran tahay.

Ma aha in indhaha laga qarsado in IGAD oo ay ugu horreyso Kenya, oo ciidankeedu gacanta ku hayo Kismaayo, madaxda halkaa joogtana ay qaarkood xulufo la yihiin, aan looga maarmeyn in ay gacan ka geysato sidii xal looga gaari lahaa xiisadda aloosan. Hawl aan ku huri doonin horaa loo qabtaa.

Geesi waxaan maanta u aqaan qofkii xiisadda qaboojiya. Qofkii tanaasula. Qofkii xal keena.

Geesi waa Qofkii dadkeenna kala badbaadiya.

Inter, Liverpool iyo Real Betis oo is ku heysta ciyaaryahanka Montoya.
Ciyaaryahanka Martin Montoya ayaa waxa uu u muuqdaa mid heshiis cusub la galaya kooxdiisa Barcelona,balse kooxda  Inter ayaa waxa ay rabtaa in ciyaaryahaka ay ku soo darsato qorshaha xili ciyaaredka 2013-14 ay ku dagaal tageyso.

Kooxda wadanka Talyaaniga ayaa waxa ay dagaal la gali doontaa kooxaha Liverpool iyo Real Betis, oo iyagana bartilmaameedsanaya ciyaaryahankan.

Montoya ayaa iminka heshiiska uu la leeyahay kooxda Barcelona waxa uu ku egyahay sanadka 2014,balse kooxda ku ciyaarta garoonka  Nou Camp ayaa diyaar uah in ay heshiiska u kordhiso .

Kooxda  Inter ayaa waxa ay ku dooneysaa 22-jirkaan in lagu siiyo si amah ah.

Montoya ayaa ah ciyaaryahan ka ciyaar dhanka daafaca sidoo kale qadka dhexe ayuu ka ciyaari karaa.

Qaab noocee ah ayey ugu hadashay Xukumada Xaaladaha Jubooyinka?
Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada dalka ee nidaamka federaaliga ah. Lana dhawrayo geedi socodka dawladaynta ee uu qeexayo Dastuurka Fedaraalaynta Qodobkiisa 49 aad.

Ayadoo lagu guda jiro dhamaystirka go’aankii dawladdaha urur goboleedka IGAD ee shirkii Addis Ababa Maajo 3, ee lagu go’aansaday in guddi dhiirigalin oo ka socda wadamada IGAD loo diro magaalada Kismaayo.

Ayadoo la tixgalinayo rabitaanka rasmiga ah ee shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa gobolada Gedo, Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe. Isla markaana laga taxadarayo xasiloonida iyo dib-u-xoreynta deegaanadada weli gacanta ugu jira kooxaha nabad-diidka ah.

Dawladda Faderaalka ah ee Soomaaliya waxay aad uga xuntahay sida loo jaah-wareershay masiirka hogaan ee shacabka Jubooyinka iyo in Kismaayo looga dhawaaqo labo madaxweyne 15 Maajo 2013. Sidaas daraadeed dawladdu waxay caddeynaysaa inaysan suurto gal u ahayn inay labo madaxweyne u aqoonsato maamulka Jubbaland.

Dawladdu waxay mar kale caddeynaysaa inay soo dhawaynayso dhismaha maamul goboleedyada ku yimaada qaabka sharciga waafaqsan kuna dhisan rabitaanka iyo midnimada shacabka deegaanka.

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xoojinaysaa hawsha Guddiga Labada Golle ee loo xilsaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta gobolada Jubbooyinka. Waxayna maamulada degmooyinka, hogaamiyeyaasha dhaqanka iyo wax-garadka deegaanka ugu baaqaysaa inay si buuxda la shaqeeyaan gudigaas dawliga ah.

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ku baaqaysaa in la illaaliyo xasiloonida, lagana dheeraado wax kasta oo caqabad ku noqon kara amniga iyo dib-u xoreynta dalka, iyo in loo hogaansamo sharciga dalka.

DHAMAAD

Ahmed Adan

Prime Minister’s Media Office

Mogadishu, Somalia

Email: media@opm.gov.so

Phone: +252 616 44 0028

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hindise Sharciyeedyo.
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shirkan guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”.

Golaha ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo gaaraya 8 una gudbiyay Baarlamaanka, waxayna kala yihiin Hindise sharciyeeda:

1. Guddiga Dib-u-eegida iyo Hirgelinta Dastuurka.

2. Xafiiska Gardoonka iyo Illaaliyaha Dadweynaha.

3. Dhismaha Maxkamadda Dastuurka.

4. Golaha Adeegga Garsoorka.

5. Guddiga Xaquuqda Aadanaha.

6. Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka Dalka.

7. Sharciga Arrimaha Dibadda (Foreign Service Law). Iyo

8. Sharciga La-dagaalanka Argagixisada.

Dhanka kale gollaha ayaa warbixino ka dhegeystay Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo u soo bandhigay golaha heshiiskii ay dawladda Soomaaliyeed kula soo wareegtay maamulka hawada “Air Space”, iyo sidoo kale dib-u-howlgelinta wakaalada Boostadii dalka.

“Waxaan guul noo ah inaan 22 sano kadib aan gacanta ku dhigno maamulkii hawadeena ee ay in mudaa gacanta ku heysay laan kamid ah hay’adaha Qaramada Midoobay,” ayuu yiri Wasiirka oo tilmaamay in heshiiskaasi oo ka kooban 7 qodob dhawaana hirgali doona uu yahay guul weyn oo u soo hoyatay dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa sheegay in golahu dood dheer kadib isla ogolaadeen in dib-loo-howlgeliyo Wakaaladdii Hawlaha Maraakibta iyo Wakaaladdii Dekeddaha dalka, kuwaasoo uu sheegay in loo aqoonsaday inay laf dhabar u yihiin taabogelinta howlaha dekeddaha Soomaaliyeed.

Ugu dambeyntiina, wasiirka ayaa tilmaamay in heshiiska labaad uu ahaa dib-u-howlgelinta Boostadii dalka oo iyaduna burburkii dalka kadib aan shaqeyn, wuxuuna tilmaamay in heshiisyadan ay yihiin kuwo taariikhi ah ayna soo dhoweeyeen golaha Wasiiradu.

FG:- Lifaaqa hoose kala baxa Sawirada shirka Golaha

https://picasaweb.google.com/106077317678195477988/ShirkaGolahaWasiirada?authuser=0&feat=directlink

DHAMAAD

Garad Salad Hersi

Press officer, PM office

Mob. +252615536608

Mogadishu, Somalia

Cumar Buraale Axmed :Anigana waxaan ahay Madaxweynaha maamulka Waamo State oo Jubbooyinka iyo Gedo ka dhisan.
Wararka naga Soogaaraayo Kismaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in arinkale oo ku cusub dhagaha Dadweynaha ay ka dhacday halkaasi kadib markii Cumar  Buraale oo horey u ahaa Xildhibaan ka tirsan Barlamanka Soomaaliya uu sheegay in uu yahay madaxweynaha Maamulka Waamo state oo ka dhisan Gobolada jubooyinka iyo Gedo.

Axamed Buraale oo la hadlaayey warbaahinta ayaa waxa uu shegay in uu isaga yahay madaxweynaha Xaqa ah ee loo doortay in Gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Iaydoo shalay  Magaalada Kismaayo ay ka dhacday Doorashada madaxweynaha Maamulka Jubalaland oo loo doortay in uu yahay Madaxweynaha Axamed islaan Axamed madoobe ayaa waxaa ka daba hadlay oo sina sheegtay in Madaxweyne uu noqday Barre Aadan shire Hiiraale oo horey u ahaa Hogaamiye kooxeed.

Waxaa laga cabsi  qabaa in Magaalada kismaayo ay ka dhacaan Dagaalo sokeeyo oo u dhaxeeya Taagerayaasha Qolyaha is ku haaya Madaxtinimada Maamulka Jubooyinka ee Koonfurta  Soomaaliya.

Xafiiska wararka  Qubanaha ee muqdisho