Cayaaraha

Hardanka usoo bixida tartanka Champions League iyo macalimiinta qaar oo lasii sagootinayo (By Liida) »

at

labada kooxood ee ka dhisan north london waa kooxaha Arsenal iyo Tottenham ayaa ku wada dagaalamaya usoo bixida tartanka Champions League ee xili ciyaaredka dambe. tartankan horyaalka premier League wuu dhamaaday laakin waxaa…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Marouane Fellaini oo sheegay in uu moyes kula biiri doono kooxda Manchester United(By Liida) »

fel

Ciyaaryahanka u ciyaara kooxda Everton ayaa diyaar u ah in uu kula biiro macalinkiisa Moyes kooxda Manchester United,inkastoo ciyaaryahankan muhiim uu u yahay kooxda Everton  laakin waxaa la Filayaa in uu ku biiro…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Chelsea oo diyaar u ah in ay iska iibiso Fernando Torres(By Liida) »

tor1

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa doonaysa in ay iska iibiso ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ay soo Iibsato waa ciyaaryahanka ugu fadhiyo 50 milyan Fernando Torees. Torres aya dhaliyay 7 gool horyaalka haatan dhamaanaya…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Difaaca Reer Serbia Ivanovic oo Xalay Chelsea Gacanta ka saaray Koobka Uero Liguae ka dib markii ay ka badiyeen Benfica…………… »

tr

Kooxda Chelsea oo ka mida koxaha ugu tunka weyn kooxah heerka 1 ee Ingiriiska aya Xalay hantisay Markii ugu Horeysay Koobka Euro Liguae ka dib markii ay 2-1 uga badisy Kulankii Finalka oo…

May 16 2013 / No Comment / Read More »

Inter, Liverpool iyo Real Betis oo is ku heysta ciyaaryahanka Montoya. »

montoya-spain490ai_5

Ciyaaryahanka Martin Montoya ayaa waxa uu u muuqdaa mid heshiis cusub la galaya kooxdiisa Barcelona,balse kooxda  Inter ayaa waxa ay rabtaa in ciyaaryahaka ay ku soo darsato qorshaha xili ciyaaredka 2013-14 ay ku…

May 16 2013 / No Comment / Read More »

Diamanti oo ku wajahan dhanka kooxda Juventus . »

diamanti-ita490ai_6

Kooxda Juventus ayaa waxa ay go’aan ku gaartay in ay la soo saxiixato ciyaaryahanka kooxda Bologna u safta ee  Alessandro Diamanti sida lagu qoray La Gazzetta dello Sport. Ciyaaryahanka da’diisa ay 30-jir ayaa waxa si aad ah u…

May 14 2013 / No Comment / Read More »

Wigan oo Gacanta ku dhigtay Koobka FA-ga ka dib Markii ay 1-0 ku Martay Man city………. »

wigan

Ciyaartii finalka  ee Koobka 50aad ee FA-ga Ingiriiska ayaa Caawa waxaa fooda is daray Kooxaha Man city vs Wigen,waxana Ciyaartaan ay aheyd mid adag,iyadoo labada Kooxood ay iskuq aadeen hujuum kala duwan waxaana…

May 11 2013 / No Comment / Read More »

Moyez oo loo magacaabay xilkii uu ka tagay Sir Alex Ferguson(By liIDA) »

mmm

war haatan soo baxay ayaa sheegaya in David Moyez loo magacaabay xilka macalin nimo ee uu ka tagay macalin Alex Ferguson ee kooxda Manchester United. Moyez ayaa haatan leylinayo kooxda Everton asagoona kooxdaas…

May 9 2013 / No Comment / Read More »

Sir Alex Ferguson oo ka tagaya Manchester (Yabadalaaya?) »

ferguusan

Sir Alex Ferguson ,ayaa ka tagaya shaqada Koxda Manchester united oo uu ley linayey modo 26 sano ah dhamaadka xili ciyaareedkaan. 71,jirkaan ayaa waxaa ku la guuleystay koxda shayaadiinta cas cas   38 koob…

May 8 2013 / No Comment / Read More »

Terry oo amaan usoo jeediyay mourinho kuna Tilmaamay tababare markasta Chelsea ay jeceshahay(By Liida) »

mmt

Ciyaaryahanka kabtanka kooxda Chelsea ee beryahanba lagu hayay kursiga keydka ayaa amaanay Tababarihii hore ee kooxda Chelsea haatana leyliya kooxda faca weyn ee Real Madrid waa Jose Mourinho. Mourinho ayaa lala xiriirinayaa in…

May 7 2013 / No Comment / Read More »
Wararka

Gafow:Ajaaniib Badan ayaa la diiwaangaliyey. »

Gaafoow2013

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi Gaafow Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa…

May 23 2013 / No Comment / Read More »

Madaxweynaha oo Xildhibanada Qado u sameyey .(Warsaxaafaded)+Sawiro »

m3

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u sameeyay mudanayaasha Baarlamaanka federaalka ah ayaa waxaa…

May 23 2013 / No Comment / Read More »

Ragii Dilay Shiikh C/qadir Gacamey oo dil lagu xukumay. »

shiikh

Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah…

May 23 2013 / No Comment / Read More »

Ra’iisulwasaraha :Waan soo dhaweyneynaa ka noqoshada Mooshinka,dhismaha Federaalkana waxaa mas uul ka ah Xukumada.(warsaxaafadeed) »

Kulan_Golaha_wasiirada2

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare…

May 23 2013 / No Comment / Read More »

50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho iyo Madaxweynaha oo ka qeybgalay. »

xasanb3

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay munaasabad balaaran oo lagu xusayay sanadguuradi 50-aad ee…

May 23 2013 / No Comment / Read More »

Ethiopia oo heshiis wax u dhimaya Qaranka Soomaaliyeed lagashay Somaliland.(Akhriso) »

ethiopia

Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo maanta ka hadlaayey baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa khudbadiisii wuxuu ku soo hadal…

May 22 2013 / No Comment / Read More »

Tahniyad dhalasho! »

dhalasho farxad leh

Maalinimadii shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 15-ka May waxay magaalada Nairobi gabari ugu dhalatay tifaftiraha GoolFM.net Maxamed Xaaji Xuseen Raage…

May 22 2013 / No Comment / Read More »

Barlamanka oo ka labatay Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukumada Soomaaliya. »

Barlamanka-soomaaliya

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka tirsan Baarlamankana ayaa dib uga laabteen mowshin ay hore uga keeneen…

May 22 2013 / No Comment / Read More »

Muqdisho dhibka ka soo gaaray Soomaalinimada ( Faallo ) »

Muqdisho

Soomaaliya dagaalo sokeeye ayaa ka dhacay oo dad iyo dalba hog dheer ku riday ,dagaladaas qaar dowladii maxamed siyaad…

May 21 2013 / No Comment / Read More »

AMISOM:Guri Guri ayaan u galeynaa Xamar. »

cali

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ugu dameeyay isagoo sheegay iney  guri guri u baaridinaan magaalada Muqdisho.…

May 21 2013 / No Comment / Read More »

Dibadbax looga soo horjeedo xildhibanada Mooshinka wada oo Muqdisho ka dhacay. »

bbbbb

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday xildhibanadii mushinka ka keenay xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Barxada…

May 21 2013 / No Comment / Read More »

MOST RECENT

Caafimaadka

  • GUUSHA-H-1

    Heegan oo u Xafladeysay Guulaha ay ka soo Hoyeen Kubadda Gacanta

    Read More

  • dhiigga caadada

    Adiga iyo dhiiga caadada(Faa”ideyso)

    Read More

  • nal

    Ma ogtahay dhibaatada uu leeyahay nalka kaydiya korontada Spaarlamp

    Read More

  • madicine-herbal-ad-9f259

    Xaqiiqda Daawooyinka Iyo Somalida!

    Read More

  • qudaar

    Qodobo Muhiim u ah Dumarka raba Iney iscaateyaan.

    Read More

  • Dr.Mohamed

    Wax ka baro Sida aad ku yareen kartid Walaca ” (Morning Sickness.)

    Read More

  • dareenkooda

    Haweenka dareenkooda ayay qariyaan inta badan(Akhriso Sababta).

    Read More

  • Dr.Mohamed

    Wax kabaro Cudurrada Galmada la isugu Gudbiyo.

    Read More

  • Dr.Mohamed

    Muxuu yahay Cudurka Ebola ee Uganda ka dilaacay.?

    Read More

  • kalifaad

    Sababaha ragga ku kallifa inay la guursadaan xaaskooda.(Sifiican U dhuux).

    Read More

  • Dr_Dufle

    Dr Cismaan Xaaji Maxamuud Dufle oo ka digay halista Cudurka Cagaarshowga.

    Read More

  • caafimaad

    Wax ka baro Caafimaadka Xubinta Taranka Raga.

    Read More

  • xishhod

    Xishood Dartii Habluhu Kama Hadlaan Baahitirka……………(Akhriso)

    Read More

  • naag hurdo

    Hurdada badan haweenka Malagu furaa ?(Qormo Xiiso Leh)

    Read More

Fantasiyo iyo Dabaal degyo waaweyn oo lagu soo dhaweyey Boqrka Cusub ee Wadanka Holland +sawiro +Vedio »

Dabaaldagyo waaweyn oo lagu soo dhaweynaayo boqrka cusub ee Wadanka Nederlands laguna Sagootinaayo Baqoradii hore ayaa waxa ay ka socdan guud ahaan wadanka Holland. Willem-Alexander ayaa si rasmi ah u noqday Maanta Boqrka Wadanka Holland waxaana uu badalay Boqorada  Beatrix oo ah hooyadiis ,kadib  xaflad weyn oo ka dhacaday Xarunta Boqortooyada ee wadanka Holland. Beatrix…

Apr 30 2013 / No Comment / Read More »
b6

Hardanka usoo bixida tartanka Champions League iyo macalimiinta qaar oo lasii sagootinayo (By Liida) »

labada kooxood ee ka dhisan north london waa kooxaha Arsenal iyo Tottenham ayaa ku wada dagaalamaya usoo bixida tartanka Champions League ee xili ciyaaredka dambe. tartankan horyaalka premier League wuu dhamaaday laakin waxaa loo tartamayaa cida kaalinta afaraad galeysa iyo cida noqota u tartamayaasha koobka uefa Champions League ee xili ciyaaredka dambe. Arsenal ayaa caawa…

May 19 2013 / No Comment / Read More »
at

Muqdisho dhibka ka soo gaaray Soomaalinimada ( Faallo ) »

Soomaaliya dagaalo sokeeye ayaa ka dhacay oo dad iyo dalba hog dheer ku riday ,dagaladaas qaar dowladii maxamed siyaad haloo saarsho sida Duqeeyntii Waqooyi ,Qaarna Jabhahadii ku kacay dowladaas haloo saariyo sida SSDF SNM ,iyo USC cidana cid wax uma reeban Ninba ninkoow ka xoog badnaa ayuu madaxa lugta ka saaray hadeey noqdaan reer waqooyi…

May 21 2013 / No Comment / Read More »
Muqdisho

Heegan oo u Xafladeysay Guulaha ay ka soo Hoyeen Kubadda Gacanta »

MUQDISHO -   Maamulka naadiga Heegan ayaa Maqaayadda weyn ee LIDO SEA FOOD  Casho Sharaf lagu maamuusayo guulaha ay ciyaarta Kubadda Gacanta ka soo hoyeen wiilasha iyo gabdhaha  kooxda Heegan ku qabtay, iyadoo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiinta GOS , Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska , Ciyaartoy iyo Marti Sharaf kala duwan. Ugu horeyn  waxaa halkaasi ka hadlay Xoghayaha guud…

Feb 19 2013 / No Comment / Read More »
GUUSHA-H-1

English News

Madaxweyne-Xasan-Sheekh-Maxamud1

Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu. »

Mogadishu, 23 May 2013 – The President of the Federal Republic os Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud attended a ceremony in Mogadishu to celebrate the 50th Anniversary of the Organization…

May 24 2013 / No Comment / Read More »